Wararkii Ugu Dambeeyay dagaal saakay dhax maray Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland

Waxaa saakay dagaal kooban uu dhax maray ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Somaliland, dagaalka ayaana ka dhacay Galbeedka Hadaaftimo ee Waqooyiga Gobolka Sanaag. Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo kasoo baxay Deegaanka Yubbe ay isku dhaceen ciidamada Puntland oo ku sugnaa meelm aan sidaa uga fogeyn. … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay dagaal saakay dhax maray Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland